Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmay shir go'aan looga gaarayo qaabka doorashada Soomaaliya sannadkan ka dhacaysa, oo ay yeelanayaan madaxda dowlada dhexe ee Somalia iyo maamul goboleedyada. from VOA http://ift.tt/1Vfw1CW via IFTTT
No comments:
Post a Comment