Wararka ka imanaya buuralayda Galgala ee Koonfurta magaalada Boosaso ayaa sheegaya in saaka halkaasi uu qarax ka dhacay kaasi oo lala beegsaday ciidamada badda ee Puntland. from VOA http://ift.tt/2gs3Pv8 via IFTTT
No comments:
Post a Comment