Madaxweynihii hore ee Cuba Fidel Castro ayaa geeriyooday isagoo ay da'adiisu tahay 90 sana jir, walaalkii oo hadda madaxweyne ka ah dalkaa, Raul Castro ayaa ku dhawaaqay geerida walaalkiis. from VOA http://ift.tt/2fyUkJ9 via IFTTT
No comments:
Post a Comment