Dagaallo ayaa lagu soo waramayaa in shalay iyo maanta ay deegaanno ku yaala koonfurta Mudug oo ku dhow Xarardheere ay ku dhex mareen dadka deegaanka iyo maleeshiyo ka tirsan ururka Al-Shabaab. from VOA http://ift.tt/2gaA8RO via IFTTT
No comments:
Post a Comment