Maxkamadda sare ee dalka Masar ayaa maanta laashay xukunkii xabsi daa'inka ahaa ee lagu riday madaxweynaha xilka laga tuuray ee dalkaas Mohamed Morsi oo ka tirsan kooxda Ikhwaanul Muslimiin. from VOA http://ift.tt/2f1Vu4u via IFTTT
No comments:
Post a Comment