Gobolka ay Soomaalidu ku badantahay ee dalkan Maraykanka ee Minnesota, ayaa waxa xalay ka dhacay isu-soobax lagu muujinayo midnimada bulshooyinka kala duwan ee gobolka ku dhaqan. from VOA http://ift.tt/2f8yXPn via IFTTT
No comments:
Post a Comment