Wararka ka imanaya magaalada Muqdishu ayaa sheegaya in qarax xooggan uu maanta ka dhacay magaalada Muqdishu gaar ahaan degmada Waaberi. Goobjoogayaal ayaa VOA u sheegay inay dad badan ku dhinteen qaraxa. from VOA http://ift.tt/2g2NQpM via IFTTT
No comments:
Post a Comment