Musharaxii hore ee madaxweynaha Mareykanka Hillary Clinton ayaa sameysay muuqaalkeeda ugu horreeyey ee dadweyne tan iyo markii ay qiratay in Donald Trump uu kaga adkaaday loolanka madaxweynaha. from VOA http://ift.tt/2gl9aJ2 via IFTTT
No comments:
Post a Comment