Sarkaal u hadlay dowladda Kenya ayaa sheegay in Kenya aysan suuragal u aheyn in xeryaha Dhadhaab ay ku xirto waqtigii kama dambeysta ahaa ee ay horey u qabsatay oo ku beegan 30-ka bishan November. from VOA http://ift.tt/2fgoCRJ via IFTTT
No comments:
Post a Comment