Inta la ogyahay sagaal qof ayaa dhintay, 31 qof oo kalena waxaa la dhigay cisbitalka kadib markii cudurka shubanka uu ka dillaacay magaalada Buuhoodle. from VOA http://ift.tt/2otlSZ0 via IFTTT
No comments:
Post a Comment