Maleeshiyo ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa maanta qabsaday degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud, kadib markii ay isaga baxeen ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowladda Soomaaliya ee halkaas ku sugnaa. from VOA http://ift.tt/2nSk3DG via IFTTT
No comments:
Post a Comment