Wednesday, August 2, 2017

Askar ku Geeriyootay Diyaarad ku Burburtay Djibouti

Saddex sarkaal oo ka tirsan ciidamada milatariga Djibouti ayaa ku geeriyooday kadib markii ay saakay burburtay dayuurad yar oo ay saaraayeen.

from VOA http://ift.tt/2wlXfxJ
via IFTTT

No comments:

Post a Comment