Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegay in saddex qof oo xoolo dhaqato ah ay dhinteen kadib markii sida la sheegay ay haleeshay rasaas ay fureen ciidamada Ethiopia. from VOA http://ift.tt/2vUOcXN via IFTTT
No comments:
Post a Comment