Saraakiisha dalka Afghanistan ayaa sheegay in weerar duqeyn ah oo ay ciidamada caalamiga ah ka fuliyeen gobolka bari ee Nangarhar ay ku dhinteen 16 qof oo shacab ah, oo ay ku jiraan haween iyo caruur. from VOA http://ift.tt/2vUS1wF via IFTTT
No comments:
Post a Comment