Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in dagaal uu dhex maray maleeshiyada Al-Shabaab iyo kooxda taabacsan wadaadka horey uga goostay ee Muqtaar Rooboow Cali Abuu Mansuur. from VOA http://ift.tt/2vOGa39 via IFTTT
No comments:
Post a Comment