Tuesday, August 8, 2017

Dhageyso Faaqidaad Ku Saabsan Cayaaraha

Qodobbada aad ku maqli doontaan Xubinta Cayaaraha waxa ka mid ah: Warar ku saabsan cayaaraha Soomaaliya iyo sidoo kale, faaqidaad la xariirta kulanka Eufa Super Cup oo ay caawa ay kooxaha Real Madrid iyo Manchester Uinted ay ku kulmi doonaan gegeda Philip II Arena, Skopje ee Macedonia.

from VOA http://ift.tt/2vAFEFn
via IFTTT

No comments:

Post a Comment