Saturday, August 5, 2017

FBI oo Baareysa Weerarkii Masjidka Darul Faruq

Hay'adda danbi-baarista Mareykanka ayaa sheegtay in ay bilowday baaritaan ku saabsan qarrax aroornimadi hore ee shalay (Sabti) lala beegsaday masaajidka Darul-Faruq ee magaalada Bloominton ee gobolka Minnesota.

from VOA http://ift.tt/2vDoPdq
via IFTTT

No comments:

Post a Comment