Friday, August 4, 2017

Guddoomiyihii Galgaduud oo Muqdisho lagu Dilay

Dabley ka tirsan tirsan ururka al-Shabaab ayaa xalay degmada Yaaqshid ku dilay guddoomiyihii gobolka Galgaduud oo lagu magacaabo Maxamed Ali Elmi iyo nin kale oo ay walaali yihiin. Dilka ayaa dhacay saacado kadib markii qarax baabuur uu dhacay.

from VOA http://ift.tt/2vqmx0E
via IFTTT

No comments:

Post a Comment