Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku boorriyey codbixiyayaasha dalkiisa inay codkooda u dhiibtan si nabad ah, isla markaana ay qadariyaan sharaftii aasaasayaasha dalka Kenya. from VOA http://ift.tt/2ukiXWl via IFTTT
No comments:
Post a Comment