Friday, August 18, 2017

Madaxa Istaraatiijyada Aqalka Cad oo Shaqada Laga Eryay

Steven Bannon, madaxa istaraatiijiyada Aqalka Cad ayaa xilkii laga qaaday. Banon oo ka mid ahaa dadka uu sida weyn u dhageysan jiray madaxweyne Trump ayaa afkaartiisu ay u janjeertaa dhinaca midigta fog ee xisbiga Jamhuuriga.

from VOA http://ift.tt/2wqozOo
via IFTTT

No comments:

Post a Comment