Thursday, August 3, 2017

Madaxweyne Farmaajo oo Magacaabay Guddiga Taakuleynta Ciidanka

Madaxwaynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay Guddiga Qaran ee Taakulaynta Ciidamada.

from VOA http://ift.tt/2wqIpFW
via IFTTT

No comments:

Post a Comment