Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku baaqaya xasilooni, ayada dibadbaxyo culus ay dalka ka dillaaceen, kuwaasi oo ka dhashay dilka sarkaal sare oo ka tirsanaa guddiga doorashada, toddobaad ka hor inta aysan dhicin doorashada.
from VOA http://ift.tt/2tZr32r
via IFTTT
No comments:
Post a Comment