Mas'uuliyiinta dalka Spain ayaa maanta sheegay inay rumeysan yihiin in darawalkii waday baabuur dad ku weeraray magaalada Barcelona, islamarkaana dilay 13 qof, uu yahay 22 jir u dhashay dalka Morocco. from VOA http://ift.tt/2wwekZ3 via IFTTT
No comments:
Post a Comment