Qatar ayaa ururka ganacsiga adduunka ee WTO u gudbisay ashtako ka dhan ah saddex ka mid ah afarta dal ee Carbeed ee dalkaas xiriirka u jaray bishii June, ayaga oo ku eedeynaya inuu taageero argagixisada. from VOA http://ift.tt/2viJxyn via IFTTT
No comments:
Post a Comment