Malaayiin qof oo Mareykan ah ayaa daawaday qorrax madoobaad dhif iyo nadir ah oo Isniitnii shalay aheyd mugdi ka dhigay gobollada dhaca badweynta Baasifiga ilaa gobolada ku teedsan badda atlantiga marki ugu horreysay muddo 99 sano ah.
from VOA http://ift.tt/2vknNhJ
via IFTTT
No comments:
Post a Comment