Wednesday, August 16, 2017

Raila Odinga oo Maxkamadda u Dacwoonaya

Hoggaamiyaha mucaaradka Kenya Raila Odinga ayaa sheegay maanta oo arbaca ah inuu maxkamad aadi doono, isagoo ka doodaya natiijada doorashaddii 8-dii bishan looga guuleystay ee dalkaasi ka dhacday .

from VOA http://ift.tt/2uJ1kQa
via IFTTT

No comments:

Post a Comment