Wednesday, August 16, 2017

Real Madrid oo Ku Guuleysatay Super Cup-ka Spain 

Kooxda Real Madrid ayaa hanatay koobka Super Cup-ka dalka Spain, kadib marki ay 2-0 ku garaacday xalay kooxda Barcelona, is araga labaad ee finalka koobkan.

from VOA http://ift.tt/2fN9Dnf
via IFTTT

No comments:

Post a Comment