Warbaahinta dowladda Sacuudiga ayaa maanta ku warrantay in boqor Salmaan uu ansixiyey in la furo xuduudda dalkaas uu la wadaago dalka Qadar, si loogu ogolaado xujayda dalkaas inay gutaan xajka. from VOA http://ift.tt/2vKT3Z3 via IFTTT
No comments:
Post a Comment