China ayaa sheegtay inay si adag u ilaalin doonto danaheeda dhaqaale haddii dowladda Mareykanka ay baaritaan rasmi ah ku billowdo tuhunka laga qabo in Shiinaha ay xadaan fikradaha ganacsi ee Mareykanka. from VOA http://ift.tt/2w6bE4U via IFTTT
No comments:
Post a Comment