Thursday, August 17, 2017

Suarez oo Afar Toddobaad Garoomada Ka Maqnaan Doona

Barcelona oo guul darro xanuun badan oo koobka Spanish Super Cup-ka kala kulantay kooxda Real Madrid, ayaa mar kale waxa soo wajahay xaalad aan wanaagsaneyn, kadib markii uu dhaawac soo gaarey ciyaar yahankooda weerarka uga ciyaara ee Luis Suarez, kaas oo afar toddobaad ka maqnaan doona garoomada.

from VOA http://ift.tt/2w5hmDD
via IFTTT

No comments:

Post a Comment