Thursday, August 3, 2017

UN: Waan Cambaareyneynaa Weerarkii Golweyn

Xubnaha Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa war qoraal ah oo ay xalay soo saareen ku cambaareeyay weerarkii Maleeshiyo ka tirsan Al-Shabab ay ku qaadeen ciidamada Uganda ee Amisom qeybta ka ah

from VOA http://ift.tt/2vv8s1D
via IFTTT

No comments:

Post a Comment