Wednesday, August 9, 2017

Warbixin: Puntland oo La dagaallameysa Burcad Badeedda

Maamul Goboleedka Puntland ayaa sheegay in ciidamadooda badda ay awood buuxda u leeyihiin inay budhcad badeedda kula daggalamaan isla markaana ka ilaaliyaan xeebaha si aysan weerar ugu gaysan maraakiibta iyo doonyaha ganacsiga.

from VOA http://ift.tt/2vG0XWk
via IFTTT

No comments:

Post a Comment