Mintidiin looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin ururka Al-Shabaab ayaa la sheegay inay xalay weerar ku qaadeen tuulada Maleli oo ka tirsan deegaanka Wite ee gobolka Lamu ee dalka Kenya. from VOA http://ift.tt/2v7uN1o via IFTTT
No comments:
Post a Comment