Friday, May 18, 2018

Dad badan oo ku dhintay toogasho ka dhacday Texas

Ugu yaraan sideed ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen kadib marki uu qof hubeysani rasaas ku furay Jimcihi maanta dusgi sare oo ku yaalla gobolka Texas ee dalkaan Mareykanka.

from VOA https://ift.tt/2Kz9UEy
via IFTTT

No comments:

Post a Comment