Mas'uuliyiinta Somaliland ayaa sheegay in 25 qof ay ku dhinteen, 12 qof ay dhaawacmeen, 27 kalena la'yahay kadib markii roobab duufaanno wata ay ku dhufteen qaar ka mid ah gobollada, gaar ahaan Awdal iyo Salal.
from VOA https://ift.tt/2ICkA4B
via IFTTT
No comments:
Post a Comment