Thursday, May 31, 2018

Kenya oo ka cabsi qabta weeraro Al-Shabaab

Booliska iyo hay'addaha amniga Kenya ayaaa shalay sheegay in maleeshiyo badan oo ka tirsan al-Shabaab ay isku-uruursanayaan deeggaanada u dhow xadka Kenya iyo Somalia.

from VOA https://ift.tt/2skqykr
via IFTTT

No comments:

Post a Comment