Friday, May 18, 2018

Faaqidaadda: Xaaladda gobolka Soomaalida Ethiopia

Barnaamijka faaqidaadda toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay xaaladda nololeed, tan dhaqaale iyo amni ee dakda Soomaalida ee gobolka killinka shanaad ee Ethiopia. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.  

from VOA https://ift.tt/2IryiLI
via IFTTT

No comments:

Post a Comment