Thursday, May 24, 2018

Duufaanno Kusoo Socda Xeebaha Soomaaliya

Duufaanno hor leh oo roobab wata ayaa la sheegayaa inay mar kale kusoo socdaan Soomaaliya, waxaana dabaylaha ugu soo horreeya laga dareemi karaa xeebaha Waqooyi Bari maanta.

from VOA https://ift.tt/2saDpVv
via IFTTT

No comments:

Post a Comment