Tababaraha xulka kubadda cagta dalka Argentina Jorge Sampaoli ayaa shaaca ka qaaday liiska cayaartoyda dalkaas uga qeyb gali doona koobka adduunka ee bisha dambe ka furmaya dalka Ruushka. Xiddiga nasiibka u yeeshay inay u safraan Russia ayaa kala ah:- Goolhayeyaasha: Sergio Romero (Manchester United), Wilfredo Caballero (Chelsea), Franco Armani (River Plate). Daafacyada: Gabriel Mercado (Sevilla), Cristian Ansaldi (Torino), Nicolas Otamendi (Manchester City), Federico Fazio (Roma), Marcos Rojo (Manchester United), Nicolas Tagliafico (Ajax), Marcos Acuna (Sporting Lisbon). Qad-dhexlayaasha: Javier Mascherano (Hebei China Fortune), Eduardo Salvio (Benfica), Lucas Biglia (AC Milan), Giovani Lo Celso (Paris Saint-Germain), Ever Banega (Sevilla), Manuel Lanzini (West Ham), Maximiliano Meza (Independiente), Angel di Maria (Paris Saint-Germain), Cristian Pavon (Boca Juniors). Weeraryahanada: Lionel Messi (Barcelona), Paulo Dybala (Juventus), Gonzalo Higuain (Juventus), Sergio Aguero (Manchester City).
from VOA https://ift.tt/2s2Bm65
via IFTTT
Tuesday, May 22, 2018
Magacyada xulka Argentina ee koobka adduunka
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment