Mid ka mid ah suxufiyiinta magaalada Muqdisho ayaa dhaawac culus uu kasoo gaaray qarax loogu xiray baabuurkiisa oo ka dhacay degmada Waaberi maanta. from VOA https://ift.tt/2riT5WL via IFTTT
No comments:
Post a Comment