Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay xanuunada dhimirka iyo sida lagu aqoonsado, waxaana barnaamijka marti ku ah Dr. Sacad Muuse Cumar oo bartay cilmi nafsiga. Isaga oo ku sugan magaalada Hargeysa ayuu ka jawaabayaa su'aalaha dhageystayaasha VOA
from VOA https://ift.tt/2ElJ0Rq
via IFTTT
No comments:
Post a Comment