Friday, March 15, 2019

Ammaanka Masaajidda W/Ameerika oo la adkeeyey

Masaajid badan oo ku yaalla wadamada Yurub iyo Waqooyiga America ayaa qaadey tallaabooyin ay kaga hor-tagayaan in weerar lala beegsado kadib weerar lagu qaaday masjid ku yaalla dalka New Zealand.

from VOA https://ift.tt/2O8Uny1
via IFTTT

No comments:

Post a Comment