Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay mowqifkeeda rasmi ah ee buuralayda Golan Heights uu yahay in dhulkaasi ay leedahay Syria, isla markaana ay si aan sharci ahayn ku haysato dawladda Israel. from VOA https://ift.tt/2TWRJBW via IFTTT
No comments:
Post a Comment