Kooxaha xuquuqda aadanaha ayaa maanta ka digay in rubac milyan Soomaali ah ay rabshado ku wajahayaan dalkooda, haddii Kenya ay sii waddo qorshaha ay ku xirayso xerada qaxootiga ee Dadaab. from VOA https://ift.tt/2FFVfYt via IFTTT
No comments:
Post a Comment