Thursday, March 21, 2019

Maxay u gadoodeen ciidamada Soomaaliya?

Maalmihii u dambeeyay waxaanu sii deyneynay warbinno la xiriira ciidamo ka tirsan kuwa milatariga Soomaaliya oo ka soo baxayay qaar ka mid ah xeryihii ay ku layaaheen gobolada labda Shabeelle. Ciidamadan ayaa ka cabanayay mushahar iyo cunno la'aan ay sheegeen inay muddo bilo ah heysatay. Dowladda Soomaaliya ayaa wada dadaal ay ciidamadan ugu celineyso meelihii ay ka soo baxeen waxna looga qabanayo dhibaatada ay ciidankan sheeganayaan. Hadaba warbixin ku saabsan ciidamadan jiidaha ka soo baxaya iyo caqaqabada heysta ayaa waxaa Muqdishu ka soo dirtay wariyaha VOA-da Seynab Abuukar Maxamed.  

from VOA https://ift.tt/2U52W2k
via IFTTT

No comments:

Post a Comment