Thursday, March 28, 2019

Muhaajiriin markab ku afduubtay xeebaha Libya

Markab xamuul oo koox muhaajiriin ah ay ka afduubteen xeebaha Libya ayaa kusoo xirtay dalka Malta, kadib markii ciidamada Malta ay la wareegeen gacan ku hayntiisa.

from VOA https://ift.tt/2uyqnmq
via IFTTT

No comments:

Post a Comment