Barnaamijka Bandhiga VOA, waxa aan todobaadkan ku eegeynaa: Qaab ciqaabeedka ama garaacista caruurta ee macalimiinta dugsiyada Quraanka ee Soomaaliya. Falastiin Axmed Iimaan ayaa inoo soo diyaarisay halkanna ka soo jeedineysa.
from VOA https://ift.tt/2EZA7Lf
via IFTTT
No comments:
Post a Comment