Shaqaalaha hey'adaha gar-gaarka ee caalamiga ah ayaa maanta u jiheystay bartamaha dalka Mozambique, si ay u gaaraan tobannaan kun oo ay saameeyeen fatahaado khasaaro xoog leh geystay oo ka dhashay duufaan todobaadkii hore ku dhufatay qeyb ka mid ah dalalka dhaca Koonfurta Afrika.
from VOA https://ift.tt/2TpYtDc
via IFTTT
No comments:
Post a Comment