Taliyaha Ciidamada Xogga dalka Jeneraal Daahir Aadan Cilmi "Indho Qarsho" ayaa sheegay in dawladdu waddo tirokoobta ciidanka, waxana uu sheegay inay muhiim tahay in ciidanku joogaan saldhiggooda. from VOA https://ift.tt/2JrtXsS via IFTTT
No comments:
Post a Comment