Dowlada Masar ayaa ku dhawaaqday in heshiis laga gaarayo biyo xireenka wabiga Nile ee ay dowladda Ethiopia ka dhiseyso dalkeeda. Arrintan ayaa ka danbeysay ka dib markii dowladaha Masar, Sudan iyo Ethiopia ay wadahadallo ku yeesheen magaalada Washington ee dalka Mareykan.
from VOA https://ift.tt/36QwwLk
via IFTTT
No comments:
Post a Comment